BREAKING NEWS

Daawo:-Xildhibaan Aadan Barre Ducaalle,,Imaaraadka ayaa ka dambeeya Khilaafka Baarlamanka Soomaaliya,,-Video

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale Hogaamiyaha Aqalabiyadda Baarlamaanka dalka Kenya ayaa Urur Goboleedka IGAD ugu baaqay iney kullan deg deg ah ka yeeshaan Xaaladda adag ee dhanka siyaasadda ee ka taagan dalka Kenya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in Xiisada siyaasadeed ee haatan ka taagan Soomaaliya ay dhabar jabin karto Horumarada laga gaaray Arrimaha dhaqaalaha iyo Amniga.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top