BREAKING NEWS

DEG DEG:-Baladweyne Lacagta Shilinka Soomaaliga oo aan maanta la qaadanayn,Hal sabab darteed-Dhagyso

Magaalada Baladwayne ee xarunta Gobolka Hiiran waxaa ka jirta diidmada lacagta Shilin Soomaaliga taaso saamayn kuyelatay dadka dnta yar

Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada Maamulka gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali ayaa Sheegay in gabi ahaan aan laga isticmaalin Shilin Soomaaliga

Wuxuu intaas kudaray in ganacsata ku dhaqan Baladwayne ay joojiyeen lacagta Shilinka taaso keentay in ay dadku ay u wareegeen istcmaalka lacagaha lagu shubto taleefoonada

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top