BREAKING NEWS

Qaabka ciidanka Soomaalida loogu tababaro saldhiga Milateri ee Turkiga (DAAWO SAWIRADA)

Saldhigga Milateri ee Turkiga ku leeyahay Muqdisho oo lagu tababaro Ciidamo Soomaali ah ayaa waxaa markii ugu horeysay la soo bandhigay qaabka uu halkaas tababarku uga socdo.

Weriyeyaal ka socday Warbaahinta Turkiga oo dhowaan yimid Somalia ayaa booqday saldhigaas, iyagoo ka diyaariyey muuqaalo iyo warbixino kala duwan.

Ciidamada la tababarayo ayaa sameynaya dhoolatusyo kala gedisan oo la xiriira xirfadaha milateriga, waxaana xusid mudan in qoryaha iyo hubka loo adeegsanayo tababarka dhamaantood lagu farsameeyey dalka Turkiga.

Saldhigan oo ah mid casri ah oo ay ilaalo xoogan ka hayaan boqolaal ka tirsan ciidamada Turkiga ayaa u kala baxa qeybo kala duwan oo isugu jira fasalo lagu barto casharada milateriga meelo laga cunteeyo, qolal la seexdo, goobo tababarka loogu talo galay, meelo lagu madadasho iyo qeybo kale
blank

blank

blank

?????????????????????????????????????????????????????????

blank

blank

?????????????????????????????????????????????????????????

blank

blank

blank

blank

blank

?????????????????????????????????????????????????????????

blank

blank

blank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top