Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari Ayaa Iska Casilay Xilka Afahyeenka Baarlamaanka Gollaha Shacabka waxaana uu jaawri noqonayaa xildhibaan katirsan baarlamaanka Fedaraalka ah.
Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Barlamanka ayaa goor dhow Xildhibaanada ka hor aqriyay Warqada is Casilaada Gudoomiye Jawaari.