BREAKING NEWS

Maxay Ka Kadhigantahay Sharciga Ay Dowladda in ay Qabato Lacagtii ka Timid Imaaraadka (DHAGAYSO)

Hay’adaha amniga ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay boorsooyin la sheegay inay ku jirtay lacag gaareysa 9 malyuun iyo 600 oo Kun.

War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Amiga Gudaha ayaa lagu lagu xaqiijiyay jirtaanka lacagtaas, waxaana lagu sheegay in baaritaan ay ku hayaan, halkii ay ka timid, cidii ay ku socotay, iyo ujeedada laga lahaa in lacagtaasi wadanka loo soo geliyo.

Hadaba maxey tani uga dhigantahay xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo muddooyinkanba liitay iyo shuruucda caalamiga ah ee dimplomaasiyadda.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top