BREAKING NEWS

Misa Musharax Ayaa Durba Yimid Banaanka Gudoomiyaa Cusub ee Baarlamaanka

Inkasta ok maant uu Jawaari Kursiga Baneeyay Waxaa durba soo baxay musharixiin dhowr ah oo shaaciyey inay u taagan yihiin xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo uu iska casilay Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).

Musharixiinta oo u badan kuwii waday mooshinka Guddoomiye Jawaari ayaa mid waliba la sheegay inuu taageero ka heysto xukuumadda iyo madaxtooyada, waxaana tirada musharixiinta is shaaciyey ay saacado gudahoo ku gaareen 5 musharax.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top