Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna Ku simaha Madaxweynaha Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey ayaa magacaabay Duqa cusub ee magaalada Laascaanood oo loo magacaabay Cabdiqani Makhtal Maxamed Garaad, iyadoo shaqada laga qaaday Duqii hore ee magaalada Cabdalla Xaaji Warsame.