BREAKING NEWS

Yaa Loo Dooran Karaa Kursigii Jawaari iyo Halis u Wajihi Doono Kheyre Hadii ay Dhacdo Hal Arin…

Kursiga gudoonka golaha shacabka ayaa lagu soo waramaya in siyaasiyiin aan kasoo jeedin beesha u ka dhashay Pr, Jawaari ay isku soo sharaxi karaan Gudoonka golaha shacabka taas oo muran galin karto kursiga R/wasaare Kheyre hadii hawiye u ku guulesto kursiga golaha shacabka sida u shegay Xildhibaan Zakariye.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top