BREAKING NEWS

DAAWO VIDEO:-Beelaha Harti oo ka Quustay Hargeysa,Kana hadlay.

Beelaha Ana Ahayn Isaaq Gar Ahaana harti ayaan marnaba helin saamiga Maamulka Soomaliland iyadoo ay ku
cawdaan inan dawladnimada loo sinayn oo ay u badan tahay beesha dhexe ay aad uga cawdaan kana qatan
yihiin dawladnimada,sida wax barashada,caafimaadka iyo mashaariicaha kala duwan.

Digrootooyikan ayaa noqdey kuwo guux badan abuuray oo lagu xanshaashaqayo in ay dhinac ka raran yihiin
isla ay u badan yihiin dhanka beesha Muuse Biixi oo lagu macneeyey in wasaaradihii iyo hay’adihii ugu
shishlaa xukuumadda lagu taxay .

Maamulka Muuse Biixi Ayaa Noqday Kii Ugu Liitey oo soo Mara Maamulkaasi

SUBEER AWAL
1.Wasiirka Ariimaha dibada
2.Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsinta
3.Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka
4.Wasiirka Hormarinta wadooyinka
5.Wasiir ku x Ariimaha gudaha iyo amniiga
6.Hanti dhawraha guud ee qaranka
7.Mareeyaha Hawada iyo Madaarada
8.Mareeyaha Ka hortaga Abaaraha iyo kaydka raashinka
9.Gudoomiyaha gobalka gabiley
10.Gudoomiyaha Gobalka salaal
11.Gudoomiyaha Gobalka saraar
12.Gud ku xigeenka Gobalka maroodijeex
13.Safiir ku xigeenka Ethiopia
14.Aggasimaha guud ee Madaxtooyada
15.Aggasimaha guud Ee caafimadka
16.Aggasimaha guud ee Maaliyada
17.Aggasimaha Guud Maalgashiga
18.Aggasimaha guud ee Shaqada iyo ariimaha bulshada
19.Aggasimaha guud ee qorshaynta qaranka
20.Gud ku xigeenka Hay’adda tayada
Harti….
1.Wasiirka wasaarada biyaha
2.Wasiirka Hawlaha guud iyo guryaaynta
3.Wasiirka Waxbarashada iyo sayniska
4.Wasiirka Gaashandhiga qaranka
5.Wasiir ku xigeenka Hormarinta jidaadka iyo gadiidka
6.Gudoomiyaha gobalka Buhoodle
7.Aggasimaha diinta iyo waqaafta
8.Aggasima Amniiga
9.Aggasimaha Warfaafinta
10.Aggasimaha maamulka iyo lacagta koomishinka aydhiska
11.Mareeye ku xigeenka Ka hortaaga abaaraha iyo kaydka raashinka
Samaroon….
1.Wasiirka wasaarada beeraha
2.Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka
3.Wasiirka Wasaarada ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska
4.Gudoomiyaha gobalka Saaxil
5.Gudoomiye ku xigeenka Haayada qaxoontiga
6.Aggasimaha wasaarada Biyaaha
7.Aggasimaha wasaarada tacliinta sare
8.Aggasimaha wasaarada xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
87-Digreeto
64- isaaq
38- Jeeganta1.Wasiirka Ariimaha dibada
2.Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsinta
3.Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka
4.Wasiirka Hormarinta wadooyinka
5.Wasiir ku x Ariimaha gudaha iyo amniiga
6.Hanti dhawraha guud ee qaranka
7.Mareeyaha Hawada iyo Madaarada
8.Mareeyaha Ka hortaga Abaaraha iyo kaydka raashinka
9.Gudoomiyaha gobalka gabiley
10.Gudoomiyaha Gobalka salaal
11.Gudoomiyaha Gobalka saraar
12.Gud ku xigeenka Gobalka maroodijeex
13.Safiir ku xigeenka Ethiopia
14.Aggasimaha guud ee Madaxtooyada
15.Aggasimaha guud Ee caafimadka
16.Aggasimaha guud ee Maaliyada
17.Aggasimaha Guud Maalgashiga
18.Aggasimaha guud ee Shaqada iyo ariimaha bulshada
19.Aggasimaha guud ee qorshaynta qaranka
20.Gud ku xigeenka Hay’adda tayada
Harti….
1.Wasiirka wasaarada biyaha
2.Wasiirka Hawlaha guud iyo guryaaynta
3.Wasiirka Waxbarashada iyo sayniska
4.Wasiirka Gaashandhiga qaranka
5.Wasiir ku xigeenka Hormarinta jidaadka iyo gadiidka
6.Gudoomiyaha gobalka Buhoodle
7.Aggasimaha diinta iyo waqaafta
8.Aggasima Amniiga
9.Aggasimaha Warfaafinta
10.Aggasimaha maamulka iyo lacagta koomishinka aydhiska
11.Mareeye ku xigeenka Ka hortaaga abaaraha iyo kaydka raashinka
Samaroon….
1.Wasiirka wasaarada beeraha
2.Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka
3.Wasiirka Wasaarada ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska
4.Gudoomiyaha gobalka Saaxil
5.Gudoomiye ku xigeenka Haayada qaxoontiga
6.Aggasimaha wasaarada Biyaaha
7.Aggasimaha wasaarada tacliinta sare
8.Aggasimaha wasaarada xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
87-Digreeto
64- isaaq
38- Jeeganta

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top