Maamulka Soomaliland Ayaa Mudo Ku Dhow 25 sano raadinaya Aqoonsi Aduunka Inuu U Aqoon sado wadan ka Tirsan Aduunka oo ka Go’ay Jamhuuriyada Soomaaliya ,Taasi oo u Muuqanaysa Inay Ku Guul Darasteen Mudadaasi.
isku Day kasta Ayey samaysay Soomaliland Balse Aduunka Ayaa U Arka Inay Soomaliland Tahay Qeyb Soomaaliya ka Mid Ah Lagan jari karayn ,Sida Sharuucda Aduunka Ay qabaan Wakhtigani.
Hadaba Warkii Ugu Danbeeyey Wuxuu Yahay Siyaasin Iyo indheer garadkii Codsanayaan Inay Soomaliland Xafiis Ka Furato Israa’il,Taasina Tahay Fursada Ugu danbeysa oo maanta Aqoonsi Lagu raadin Karayo Siday Qabaan .
israa’il oo Ah dal yahuud Ah islaamka uusan Jirin wax Xirir Macaamil kala Dhaxeeya waxay hada Soomaliland Sheegtay Inuu Aqoonsigeeda Ku Xidhan yahay.