Labadii wiil ee Reer Hargeysa ee dhowaan lagu afduubey magaalada Garoowe ayaa saaka xoriyadoodii dib u hela, kadib markii ay iska kaashadeen dadka deegaanka iyo Maamulka.