BREAKING NEWS

DHAGAYSO:-Duqii hore ee Maamulka Puntland Laascaanood ugu magacaabnaa oo Afka furtay iyo dhaliisha Camey..

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdillaahi Camey ayaa magaalada Laascaanood u magacaabay Duq Ama Gudoomiye Cusub kaasi oo ah Cabdiqani Makhtal Maxamed Garaad.

Magaalada Laascaanood ayaa waxaa gacanta ku haya maamulka Somaliland Mudoo ku simin 10 sano .

hadaba Duqi hore ee lascanood ee Puntland Cabdale Xaaji warsame oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in madaxweyne Ku xigeenka Puntland xill usan ka qaadin balse todobad kahor uu is casilay ,kadib markii cadadis xoogan uu kula kulmay Camey.

Cabdala ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo Duqa isaga badalay ,isago fah faahin dheeri ah kabixiyeey sababta uu isku casilay .

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top