BREAKING NEWS

Hassan Geerash Si Kulul Uga Hadlay Xaalada Gobolka sool{VIDEO}

Hassan Geerash oo kamid ah Xubnaha soomaliland Aad ugu fog ayaa ka hadlay xaalada gobolka sool iyo dilalka Aanooyinka ah ee gobolkaasi Hadheeyay iyo ismada SSC ee Mudada 11 sano ah ka maqan gobolkaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top