Waxaa maanta shir jarii’id ku qabtay Hargaysa Wasiirka arimaha Gudaha ee Maamulka Muuse Biixi, kaas oo ku hadlay in Maamulka Somaliland uusan wax shuqul ah ku lahayn gudaha lascanood iyo waxii ka dhaca, uunsan ahayn mid qaranka ku dhiig baxayn, balse dagaalka ka socoda Darar Wayne uu yahay mid Qaran uu ku dhiig baxayo. taasi oo u dhigan in maamulka uu leeyahay beesha Isxaaq oo kaliya.
Marxuumka Maxmed Cabdi Timir dilkiisa waxay soo afjaraysaa 10kii sano ee maamulka snm ka talinayay deegaankaas, waxaana hada socoda abaabul xoogan oo heerada oo isaga tuurayo maamulkan Kulmiye ee jeegaanka.