BREAKING NEWS

Xafaada Buula-Xuubay oo Gabi Ahaanba Laga Guray Dhaqaxaantii & Ciidamada Amaanka Oo Xiray Wadooyin Hor Leh Oo Ka Mida Muqdisho

Waxaa illaa shalay la gurayay Dhagaxaantii lagu xidhay xaafada Buula-xuubay oo la safeeyay, loona sameeyay dad dharcad oo ka dhex shaqeeyay xaafadaas, inka badan 140 qof illa Isgooyiskii Soobe.

Dhinaca kale Wararka laga helayo xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalato ciidamada amaanka ee dowladda Soomaaliya in ay xirireen wadooyin horay Gadiidka iyo dadkuna ay u isticmaali jireen.

Goobaha la xiray waxaa ka mid ah wadada Wershadaha oo lagu jaray dhagaxyo waaweyn oo la mid ah kuwa lagu xiray wadooyinka jidcadayaasha ah ee magalada Muqdisho.

Dhamaan wadooyinka Jidcadayaasha ah ee soogala wada Wershadaha ayaa dadka deegaanku waxa dalsan ay u xaqiijiyeen in la xiray xalay saakana ay ku soo baraarugeen iyaga o ay ku teedsanyihiin dhaxagyo shub ah.

Wadooyinka la xidhay ayaa ah kuwo aan ammaankoodu sugayn oo cidkasta iska soo galay, waana tan keentay in xalay la xidho, illaa la safeeyo  bilaha soo socda.

 

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top