BREAKING NEWS

Baxreyn”Dowlada Soomaaliya waa ka abaal dhacday Imaaraadka Carabta”

Sheikh Khalid Binu Ahmed Al-Khaliif Wasiirka Arimaha dibadda Dalka Baxreyn ayaa ku eedeyey Dowladda Somaaliya mid ka abaal dhacday wanaagii iyo waxtarkii Dawlada Imaaradka Carabta u gashay dalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka ayaa aad u muujiyay taageerada dhinac walba leh ee dawlada Imaaradka Carabta la garab taagneyd dalka Soomaaliya markii ay ku jirtay wakhti aad u ada

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top