BREAKING NEWS

DHAGEYSO:-Duqa cusub ee Laascaanood “xoraynta gobolka Sool waa mid u baahan awood Ciidan”

 

Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo diyaar garaw dagaal ayaa waxaa weli laag dareemayaa deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyo deegaamada hoosyimaada sida ay warbaahinta u sheegeen dad shacab ah oo kamid ah dadka xoolo dhaqatada ah ee ku sugan duleedka Tukaraq.

Gudoomiyaha degamda Laacaanood uu dhawaan usoo magacaabay Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Eng Caney ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in Maamulka Puntland ay diyaar u tahay xoraynta gobolka Sool guud ahaan, uuna qorshe cad u diyaariyey horumarinta magaalada marka xukuumaddu gacanta ku dhigto.

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top