BREAKING NEWS

DHAGAYSO:-Madaxweyne Farmaajo oo fariin adag u diray Xukuumadda,Muxuu faray Khayre iyo Wasiiradiisa?

Madaxweynaha Jamhuuriyada soomaaliya maxamed cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa faray Xukuumadda Soomaaliya in ay dardar galiso howlaha hor yalla.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in loo baahanyahay in la xoojiyo sugida ammaanka, si looga hortao falalka ammaan dari ee ka dhaca Magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top