BREAKING NEWS

DHAGEYSO:-Maxay soo kordhin doonta is casiladii gudoomiye jawaari,Xildhibaanada hadlay…

Gudoomiyihii golaha shacabka soomaaliya maxamed sheekh jawaari ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay xilkii gudoomiyaha golaha shacabka ka dib muran in mudo ah ka taagna mooshin laga soo gudbiyay.

Hadaba maxay soo kordhin doonta iscasilaada gudoomiye jawaari ee xiligan Arimhaas waxaa ka hadlay xildhibaan maxamed nuurani abukar.

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top