BREAKING NEWS

DHAGAYSO:-Cabdiweli Gaas oo ku sugan Deegaano ka tirsan Gobalka Bari iyo ujedka socdaalkiisa oo la ogaaday…

Madaxweynaha mamulka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dhowaan magaalada Qardho kaga qaybgalay aaska Alla u naxariistee Marxuum Abshir Muuse Siciid ayaa waxa uu lakulmay maamulka gobolka Karkaar iyo qaybaha bulshada.

Madaxweynaha ayaa waxa uu kulamo gaar gaar ah mudadii uu joogey Qardho waxa uu la qaatay odayaasha iyo waxgaradka beelaha kala duwan ee gobolka, maamulada degmooyinka qaar iyo maamulka guud ee gobolka Karkaar.

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top