Wararka aanu ka helayno xeebaha gobolka Nugaal gaar ahaan deegaanka Dhanaane oo hoos yimaada xeebaha koonfureed ee Puntland ayaa sheegaya in duqayn ay deegaamadaasi ka sameeyeen diyaarado dagaal oo aan haybtooda la garanayn.
Diyaaradan ayaa ugaarsanaysay Duur-joogta ku nool howdka Deegaankaa sida ay dadka Deegaanka u sheegeenwarbaahinta Waxayna Diyaaradahan ay Raasas ku furtay Duur joogtii Deegaankaasi ku nooleed.