BREAKING NEWS

Faysal cali waraabe ‘Puntland labay Ku wacan tahay{VIDEO}

Faysal cali waraabe maanta warbaahinta kula hadlaayay hargeisa islamarkaana ka hadlay afduub dhawaan ka dhacay deegaankaasi oo lagu afduubay labo dhalinyaro ah oo reer hargeisa ah ugu danbayntiina la siidaayay ayaa sheegay labo qodob oo puntland ku wacan tahay.

HALKAN KA  DAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top