BREAKING NEWS

MD Farmaajo oo maanta Khudbad Taariikhi ka jeediyay Xuska 12-ka April ee CXD{VIDEO}

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Khudbad Taariikhi ah ka jeediyay Xuska 12-ka April ee aas aaska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweyne Farmaajo oo garbihiisa ay taagnaayeen Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa xusay Taliyihii ugu horeeyay Ciidanka Xoogga dalka Generaal Cabdulle Xirsi wax badan ka soo qeyb qaatay dib u dhiskooda.

Mudane: Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hoosta ka xariiqay inuu wado dib u dhis xoogan oo lagu sameynayo Ciidanka Xoogga dalka maadama bur bur xooggan uu soo gaaray.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top