General morgan oo ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaan Somalia oo maanta gaaray magaalada garoowe ee xarunta Puntland ayaa shegay inu yahay musharax madaxweyne waxana la shega inu aad kaga horjedo degaanada ay ku muransan yihiin Somaliland iyo Puntland.