BREAKING NEWS

Muuse Biixi oo Xidhay Garoonka Hargeisa{VIDEO}

Waxaa Xidhmay oo gabi ahaan aan laga dhoofin madaarka magaalada hargeisa oo duulimaadyada ugu badan ay ahaayen xamar ilaa hargeisa oo shacabka soomaaliyeed ugu kala gooshi jiren.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top