Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Sheikh Mursal oo khudbad muhiim ah ka jeediyay Munaasabada xuska Maalinta Ciidamada Xoogga dalka ee 12-ka April ayaa ku dheeraaday muhiimada Ciidamada Qalabka sida ee dalka.