Sidii aanu wararkii Hore Widfh Widh Online idiin ku soo gudbinay waxaa weerar hoobiyaal ah ku garaacay madaxtooyada soomaaliya looga taliyo oo ku fadhida dhul baaxadiisu weyn tahay ururka alshabab.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Weerarkan oo ku rifay anfariir madaxda dalka oo godkoodii hada loogu soo galay ayaa laga soo qaaday sawiro muujinaya khasaaraha soo gaadhay madaxtooyada.


