BREAKING NEWS

Sarakiil laascaanood uga digtay kenya{Video}

Aadan Maxamed Cali Buley oo ka mid ahaa saraakiishii hore ee Somalia isla markaana ka soo qayb qaatey dagaaladii difaacada dalka Hooyo ee Somalia ayaa mar uu ka hadlaye xadgudubyada ay dawlada Kernya ka wado bada Somalia fariin u direy shacabka iyo dawlada federaalka ee Soomaalia waxaana uu talooyin u soo jeediey waxa kala gudboon dawlada federaalka arinta Kenya .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top