BREAKING NEWS

Deg Deg:Dagaal ka Socda Duleedka laascaanood

Dagaal xoogan ayaa goordhawayd ku dhexmaray ciidanka somaliland iyo kuwa jabhada xoraynta ssc Ee Badbaado Khaatumo Deegaanka ganbadhe ee gobolka sool.

Dhimasho iyo dhaawac ayaa jira laba dhinacna sidoo kale gawaadhi dagaal ayaa lakala qabsaday.


Dagaalka ayaa bilaabmay kadib markii jid gooyo loo sameeyey ciidamo ka tirsan milatariga somaliland.

Ciidamadan Jabhada Xoreenta Khaatumo waxaa hogaaminaayay taliyaha ciidanka Badbaado khaatumo Kornayl Faysal Falaalug

Goobta dagaalku ka dhacay ayaa laascaanood ujirta 28km

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top