BREAKING NEWS

Maamulka Khaatumo Ka Hadlay Dagaalkii Gambadho{Video}

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cabdalla Cago-lule ayaa sheegtay weerar dagaal oo maalin ka hor lagu qaadey ciidamo ka tirsan maleeshiyada SNMoo fariisin ku leh deegaanka Gambaro ee duleedka Laascaanood ,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top