BREAKING NEWS

Xildhibaan Xidig oo Shaaciyay sida doorasho xalaal ah kaga dhici karto Jubbaland{Video}

Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo kamid xubnaha baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana ah musharax doonaya inuu ka tartamo Kismaayo ayaa shaaciyay hanaanka ugu wanaagsan ee ay ku dhici karto doorasho xalaal ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top