BREAKING NEWS

Beelo degan duleedka Garowe oo Somaliland ku biiraya & Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ku dhawaaqay…..{Video}

Xiisad culus ayaa ka taagan deegaano dhaca duleedka magaalada Garowe ee caasimada Puntland, kadib markii madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo ka baxay balamo u dhaxeeyey beelaha Puntland qaarkood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top