Taliyihii hore ee ciidamada NISA Cabdulaahi Maxamed Cali Sambaloolshe oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Dalsan TV ayaa si adag u weeraray dowladda madaxweyne Farmaajo.