Shukri Maxamuud Yuusuf oo ah gabadh Saddex Ilmood oo mataano ah ku dhashay magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa bulshada ku nool gudaha Garowe iyo caalamka intiisa kale codsi u dirtay.