BREAKING NEWS

Shir Nabadeed Gobolka Cayn Ka Furmay.

Magaalada Banyaal ee gobolka Cayn waxaa ka furmay maanta shir nabadeed.

shirkan ayaa lagu nabadeenaya beelo oodwadaag ah oo dhawaan dilal kala duwan ku dhexmaren gobolka Cayn.

Beelaha Cali Gari axmed iyo Maxamuud Barkad oo labaduba ka kala tirsan Beelaha Axmed garaad iyo Guuleed garaad ayaa shir lagu nabadeenaayo uga furmay deegaanka Banyaal gaar ahaan bali lagu magacaabo Goonle oo Duleedka deegaankaasi ah.

Shirka waxaa ka soo qeyn galay Garaad cabdirisaqa Garaad Soofe cuqaasha labada beelood iyo ergo kale oo beelaha SSC ka socota.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top