BREAKING NEWS

sawiro:Iskuulka Ilayz Widhwidh Oo Xaflad Dhiiri Galin Ah U Qabtay Ardeyda

skuulka Ilayz Ee deegaanka widhwidh oo kamid ah iskuulada deegaankaasi ugu tayada wacan ayaa kulan dhiiri galin ah u qabtay ardeyda kaalmaha hore kaga jita iskuulkaasi,

Masuuliyiinta iskuulka Ilayz widhwidh Saleeban Jaamac Dulaace iyo Cabdilaahi Maxamuud Cilmi oo iyagu ahaa aas Aasa yaasha iskuulkaasi oo hada Hiigsanaya Heer caalami ah ayaa sheegay in xafladani tahay mid lagu dhiiri galinaayo ardeyda.

Iskuulkan ayaa intii uu ku soo biiray goobaha waxbarasho deegaanka widhwidh waxaa isbadel weyn laga dareemay dhanka waxbarashada oo ay aad u soo kiciyeen ardeyda,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top