BREAKING NEWS

Xiisad Buuhoodle ka taagan iyo Ciidaamo itoobiyan ah oo Soo Gaadhay,

Magaalada Buuhoodle xarunta gobolka cayn waxaa saacadihii la soo dhaafay gaadhay ciidamo aad u badan oo ka socda itoobiya.

Ciidamadan ayaa yimid kadib markii lagu dilay gudaha Buuhoodle sarkaal ka tirsanaya ciidamada itoobiya,

Dilkan sarkaalka ayaa lala xidhiidhinaya dil hore ciidama itoobiya uga geesten Buuhoodle.

Lama saadaalin karo xiisada Haatan Buuhoodle halka ay ku danbayn doonto balse wararka Widh Widh Online helayso ayaa sheegay in saraakiisha itoobiya ee timid ay iska soo baaciyen xubno la shaqayn jiray oo deegaanka Buuhoodle ka soo jeeda.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top