BREAKING NEWS

Xildhibaan ku jees jeesay Muslimiintii lagu laayey New Zealand oo si xun loo galay{Video}

Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka dalka Australia ayaa si jees jees ah uga hadlay weerarkii shalay ka dhacay dalka New Zealand ee lagu laayey dad Muslimiin ah oo gaaraya 49 qof, halka 48 kalena lagu dhaawacay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top