BREAKING NEWS

Wasiir ka Cadhooday Su aal Cali khaliif la xidhiidha La weydiiyay(Video}

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo Xidhiidhka Goleyaasha Somaliland, Maxamed X. Aadan Cilmi ayaa ka Xanaaqay Waraysi uu bixinayey Kadib markii wax laga waydiiyey Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top