BREAKING NEWS

Somaliland oo jawaab ka bixisay dalabkii Puntland{vIDEO}

Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo kamid ah xildhibaanada Golaha wakiilada ee SNM ayaa si adag uga jawaabay dalab kasoo baxay Maamulka Puntland, kaasi oo ay ku dalbanayeen inay kamid noqdaan wada-hadalada SNM & Somalia

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top