BREAKING NEWS

Khayre oo shaaciyay tirada lacagta ku baxday ciidanka labadii sano ee lasoo dhaafay{Video}

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ka hadlay cabashada kasoo yeereysay qaar kamid ah ciidanka dowlada oo ku aadan in aysan mushaar qaadan mudo afar bilood ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top