BREAKING NEWS

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Ehelada Caaisho Ilyaas{Video}

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ehelada Caaisho Ilyaas Aadan oo dhowaan tacaddi iyo dil loogu geystey magaalada Gaalkacyo

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top