BREAKING NEWS

Hadalkii Kheyre oo noqday Faan iyo Been kadib markii saakay ay gadoodeen ciidan kale.{Video}

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in ciidamo katirsan Dowladda Federaalka ah ay gadoodeen isla markaana ay faarujiyeen deegaano dhowr ah oo katirsan gobolkaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top