BREAKING NEWS

Shir weyne Ka Furmaaya Widhwidh

Degmada widhwidh Ee Gobolka Cayn waxaa ka furmaaya Shir nabadeed lagu heshisinaayo belaha Hagar iyo hayaag.

Gogosha nabada Ee Widhwidh waxaa dhigay Beesha Hayaag Waxaana shirkaasi looga hadlaaya dilal ka dhacay deegaanka Gocondhaale ee Gobolka cayn halkaasi oo afar ruux oo lababa dhinac tahay ku dhinten.

Ergada Labada Ardaa ayaa soo gaadhay degmada widhwidh waxaana la filaya in dhawaan uu shirkaasi furmo.

Si kastaba ha ahaate Gogosha nabada widhwidh ayaa imaanasa xili dhawaan beelaha Maxamuud Barkad iyo cali gari iyana heshiis buuxa ay ka gaadhen colaad keentay dhimasho.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top