BREAKING NEWS

Shirkii Wasiirada Puntland oo laga soo saaray qodobo muhiim ah{Video}

Shirkii Khamiislaha ahaa ee gollaha xukuumadda Puntland oo uu shir gudoominayey madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa todobaadkan looga hadlay arimo ay kamid yihiin Amniga, Ansixinta, Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2019, Abaaraha iyo arrimo kale oo muhiim.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top