Xiisad u dhaxeysa ciidamo taabacsan dowladda Soomaaliya iyo ciidamo daacad u ah Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka taagan xaafado ka tirsan degmada C/casiis ee gobolka Banaadir.