Magaalada Muqdisho waxaa saaka ka dhacay tartanka Orodka Gaaban ee Marathonka oo sanadkiiba mar la qabto, waxaana soo qaban qaabiyey Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya iyo Maamulka gobolka Banaadir.