BREAKING NEWS

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Biixi & danjire Mrs. Annett Günther(Video}

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdi ka socda dalka Jarmalka oo ay hogaaminayso safiirka waddanka Jarmalka u fadhida Somalia Ambassador Annett Günther, isla mrkaana uu wehelinayo ku-xigeenkeedu Mr. Markus Bollmohr

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top