BREAKING NEWS

Deg Deg Daawo:Jawaabta maleeshiyada Somaliland,

Afhayeenka Maleeshiyaadka Maamulka somaliland oo maanta Hargaysa kula hadlay warbaahinta ayaa beeniyay war ka soo yeedhay dhawaan Afhayeenka Xisbiga wadani oo ahaa in Ay la wareegen ciidanka maamulka muuse Direes u socday Ilaalada Gudoomiye Ciro,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top