BREAKING NEWS

Wefti Mareykanka Ka Socda Oo Gaadhay Hargaysa{Video}

Waxaa magaalada Hargaysa maanta lagu soodhaweeyay safiirka dawlada mareykanka u fadhiya soomaaliya iyo wefti balaadhan u hogaaminaayo,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Safiirka ayaa hore ugu soo maray socdaalka Muqdisho,Garoowe iyo maanta uu Hargaysa ku sugan yahay,

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top